Itoobiya oo War kasoo saartay afgambiga ka dhacay dalka Sudan

Dowlada Itoobiya oo daris la ah dalka Sudan uu shalay ka dhacay afgambi aan dhiig ku daadan oo xilka looga tuuray Madaxweynihii dalkaasi Cumar Xasan Al Bashiir ayaa ku baaqday in xal nabadeed laga gaaro xaalada dalkaasi ka taagan. War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in Xukuumada Adis Ababa ku baaqeyso … Continue reading Itoobiya oo War kasoo saartay afgambiga ka dhacay dalka Sudan